Yoonis (beel)

Ka Wikipedia
Yoonis
يونس
Meelaha ay ku badan yihiin
 Soomaaliya
 Yemen
Luqada

Af-Soomaali Iyo Af-Carabi

Diinta

Islam

Dadka ay dhalyo wadagaan

Reer Sekeriye, Reer Muuse, Reer Boqor, Reer Ugaas, iyo reero kale oo Dishiishe ah.

Yoonis (Af Ingiriis : Yonis, Af Carabi : ar‎, waa beel ka mid ah beelaha Dishiishe ee Dadka Soomaalida. waxay deegaan wadanka Soomaaliya gaar ahaan gobolka Bari.

[1] [2]

Hordhac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Yoonis waa beel soo jireen ah waxay leedahay mid ka mid ah Isimada soo jireenka ah ee gobolka [Gobol|Bari]]. Saldanada beesha xiligii ay sida rasmiga ah u talin jirtay waxaa fadhi u ahaa Deegaanka Hantaara oo ah deegaan weyn oo leh Marso taariikhi ah oo ay waxka dhoofsan jireen ganacsato Carab u badan iyo ganacsato Soomaali ah, Beero waaweyn iyo Khooriga ugu weyn Dalka ee Gadiid badeedka mara Gacanka carabta gabaadsadaan xiliyada dabayluhu kacaan ee aan bada lagu safri karin, Gaadiidkaas oo Saldanadu ka qaadi jirtay Khidmad.

  1. Central Intelligence Agency. Perry–Castañeda Library http://www.lib.utexas.edu/maps/africa/somalia_ethnic_grps_2002.jpg. Soo qaatay 18 May 2010.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. "Collective Punishment", p. 14