Yuhuuda

Ka Wikipedia

(Redirected from Yuhuudiyah)
U bood: navigation, raadi
Stella Davidis
Stella Davidis
Ierusalem
Ierusalem

Yuhuudu waa dad haysta diinta yuhuudiga, diintaas oo ay sheegaan in ay ka timid nabi muuse laakiin hadda dhanleexin badan ay ku sameeyeen. yuhuuda waxa soo maray taariikhda biniaadamka gumaad fara badan kuwaas oo ilaahay ku saliday dadyawa aad u fara badan ka soo roomaaniyiinta muslimiinta iyo jarmalka oo u danbeeyay. dhaqan ahaan yuhuudu waa dadka caalamka ugu dhaxaqankaxun. Dagaan ahaan waxa ay gumaysi ku haystaan dhulka islaamka ee muqadaska ah ee falastiin.

[Wax ka bedel] asalka yuhuuda

yuhuudu asal ahaan waxa ay ka tafiirmaan nabi ibraahim laakiin waxa ay daganaan jireen masar halkaas oo uu fircoon ku guumaystay deetana nabi muuse Ilaahay u soo diray oo uu ka badbaadiyay dajiyayna dhulka shaam laakiin ay diideen inay soo xoreeyaay baytal-maqdis lakiin aakhirkii Ilaahay u xoreeyay galeena. yuhuuda deetana waa laga eryada meesha waxana ka eryaday roomaaniyiinta oo ka gumaaday markaasna waxa dhacay wixii loo yaqaanay firidhka yuhuuda oo ay yurub iyo caalamka ku galeen. yuhuudu waxa ay u kala baxaan laba iyo toban jilib.dib danbe ugumay soon noqon yuhuudu qudus kahor xiligii 1945 markii uu ingiriisku soo dajiyay mooyaane. Yuhuudu waa umad tuugo ah, tuugnimadii ugu waynayd dhamaan jiritaanka biniaadamnimada ayay kula kaceen umada muslimka ah ee falastiin.


Personal tools