Yusuf Macalin Amiin Baadiyow

Ka Wikipedia

Yusuf Macalin Amiin Baadiyow waxoo ka mid yahay xukumada cusub ee raiisul wasaare Farmaajo. Yusuf waxaa loo doortay Wasiirka Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha.