Gobolada Soomaaliya

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Gobolka)

Soomaalaiya waxee u qeebsamtaa 18 gobol sida uu qabo dastuurka soomaaliya Cutubka 1aad, Qodobka 7aad, faqradiisa 1aad, 2aad iyo 3aad

  • Gobannimada Jamhuuriyadda soomaaliya waxay koobeysaa dhulka Jamhuuriyadda oo idil, oo ay ku jiraan berriga, jasiiradaha, biyaha goboleed, ururkooda, hawadooda iyo geyi-qaaradeedka.
  • Dhulka Jamhuuriyadda Soomaaliya waa laguma xad-gudbaan lamana qaybin karo.
  • Guddoon afti Qarameed oo keliya ayaa lagu oggolaan karaa waxkabeddelidda dhulka Jamhuuriyadda Soomaaliya.


Hadd socda

Gobol Magaalo Madax Bed ama baaxad Tirada dadka
1 Bakool Xudur 26.962 365.000
2 Banaadir Muqdisho 370 4.276.000
3 Bari Boosaso 70.088 1.500.000
4 Baay Baydhabo 35.156 1.106.000
5 Galguduud Dhuusamareeb 46.126 628.000
6 Gedo /Jubada Sare Garbaharrey 60.389 987.000
7 Hiiraan Beledweyne 31.510 538.000
8 Jubbada Dhexe Bu'aale 9.836 363.000
9 Jubbada Hoose Kismaayo 42.876 668.000
10 Mudug Gaalkacyo 72.933 763.000
11 Nugaal Garoowe 26.180 160.000
12 Shabeellaha Dhexe Jowhar 22.663 864.000
13 Shabeellaha Hoose Marka 25.285 1.400.000


Sidoo kale fiiri

Gobolada Taariikhi

Madaxbanaanida

Waqtiga uu Soomaaliya xoroobay, wuxuu uu kala qaybsanaa 12 gobol.

Waqtiga Gumaysiga

Waqtiga gumaysiga Soomaaliya wuxuu kala ahaa Ingiriiska iyo Rayid, Talyaani iyo Dhabayaco, Boqortooyda Diiriye Guure, Rayidka Koonfur, iyo Xabashi iyo Huwan, iyo Soomaalida Faransiis.

Tixraac