Raad

Ka Wikipedia

Raad

Raaduhu waa xubnaha cagta, ee lagu istaago.

Raad oo wadarteedu tahay raadaha (ingiriis: sole of feet) waa xubnaha hoose ee cagta dadka iyo xayawaanka. Inkastoo guud ahaan nooluhu leeyahay tiro raad ah oo kala duwan - dadku waa labo raad bey leyihiin, xayawaanka intii badan waxay leeyihiin afar raad.

Raadka waa xubnaha jidhka marka uu qof istaagayo iyo qofka marka uu misaamayo taagnaanta. Raadka wuxuu ka kooban yahay dhowr xubnood oo kala ah: cag, faro, taf, bowdo, qoob, mijin iyo xubno kale.

Qaab-dhismeedka raadka waxay ka samaysan tahay lafo, hilib, muruqyo, xidido, seedo iyo kuwo kale.[1]

Tixrtaac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Brehme, H. (March 1975). "Epidermal patterns of the hands and feet of the pygmy Chimpanzee (Pan paniscus)". Am J Phys Anthropol. 42 (2): 255–62. doi:10.1002/ajpa.1330420214. PMID 1119549.