Suun

Ka Wikipedia

Suun (Af Ingiriis : Belt) waxay noqon kartaa:

Wax la xidho

  • Suun (dhar), xadhig balaadhan oo dhexda lagu xidho.
  • Suunka guusha, suun ah bilad oo lagu guuleysto tartan ka dib.
  • Suun leh midabo, sida suunka madoow ee xirfada dagaalka, kuwani waxaa la gudoonsiiyaa dadka muteysta heer sare oo xirfada dagaalka ah.

Jiyoolojiga

  • Magac u ah dooxaha waaweyn ee dhulka (sida suunka fieka).
  • Suunka Greenstone
  • Deegaan weyn oo leh baaxad xoodan.

Makaanika iyo farsamda gacanta

  • Suun (makaanik), shey balaadhan oo adag kaasi oo wareejiya labo barood oo ka mid ah mashiin.

Meelo magacood