User:Mohaaa.anshur

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

'Farxadaada hooyooy feynuus ayan ku raadshaa! inta aan fayoobahay fasaraada aan karo! faqara aad ku amantiyo fasalada jaceelka abidkey ma faaqu!! marka cirka fay dhoho falaaraha dabayshiyo dadka ey firxanayn!! anaa kuu foojignaano kugu filane ii ogoow!! ♥ habeenkaad i foolatay ♥ ♥ xanuun aad la foorartay ♥ ♥ fadhi aad ka caagtay ♥ ♥ qosol aad ka fiigtay ♥ ♥ feeruhu ay ku ololeen ♥ ♥ ilintii fiq ka tiri ♥ fatahaada dhiigiyo dhaxaan ka faaloon !! hooyooy farxadaadan xidigaha ka fiirshaa ♥♥♥ fandhaal wacan ku doona!! quruxdaada farahee♥♥♥ allow maxaan la fajacaa! inaan kuu fududeeyo fagaaraha ka dheelmado sanku neefle ficilkii kaga filane ii ogow! ilaamaa fowqaa!! dahab france ah dul suro!