Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Korona fayras

Ka Wikipedia
Content deleted Content added
Tags: wax badalka mobilada Wax badalka app'ka ee moobiilada Android app edit
Safka 12: Safka 12:


==Tixraac==
==Tixraac==
{{reflist}}3. [https://www.coronaworldmap.xyz/ Corona World Map COVID-19 Real Statistics]{{Template:Cudurada faafa}}
{{reflist}}

{{Template:Cudurada faafa}}
[[category:xanuun]]
[[category:xanuun]]
[[category:cudur]]
[[category:cudur]]

Bedelaadkkii ahaa 12:50, 28 Agoosto 2020

Korona fayras (Coronavirus) waa koox Fayras ah oo ku dhaco xayawaanaha iyo shimbiraha kadib si naadir ah ugu sii gudbo bini aadamka.[1] Caabuqa Korona fayras wuxuu sababaa infekshannada neef-mareenka kaasoo u dhexeeya mid khafiif ilaa mid dilaa ah. fayraska wuxuu shimbiraha iyo biniaadamkaba u sababaa caabuqa neef-mareenka oo ah mid khafiif , sida hargabka caadiga oo kale. fayraska waxaa la ogaaday 1960yadii, xiligaa kadib neh waxaa jiray khibrado ballaaran oo ku saabsan fayraska ku dhaca xayawaanka ee u gudbo biniaadamka.

Daahfurka

Korona fayras waxaa la ogaadey 1960-yadii.[2] Kuwa ugu horreeya ee la helay waxay ahaayeen cudurka bakteeriyada boronkiitada faafa ee digaagga iyo laba fayras oo ka imanaya godadka sanka ee bukaannada bini-aadamka ee qaba hargabka caadiga ah, oo markii dambe loogu magac daray Korona fayraska aadanaha 229E iyo Korona fayraska aadanaha OC43.


Fayraska Wuhan

Nooc ka mid ah Fayraska karona ayaa laga helay magaalada Wuhan ee dalka shiinaha bishii diseembar 2019.

Fayraskaan oo loogu magac daray (COVID-19) wuxuu gaaray dalal badan oo ka mid ah caalamka.

Tixraac

3. Corona World Map COVID-19 Real Statistics