Jump to content

Şenol Güneş

Ka Wikipedia
Şenol Güneş
Güneş Macalinkii Trabzonspor 2011kii
Macluumaad Xirfadeed
Dhashay (1952-06-01) June 1, 1952 (Da’da  73)
Ku dhashay Trabzon, Turkey
Joogga 1.79 m (5 ft 9 1⁄2 in)
Booska cayaarta Gool Haye
Macluumaadka Naadiga
Kooxda Hadda Beşiktaş (Tababare)
Ciyaartooyda yar-yar
1967–1968 Erdoğdu Gençlik
1968–1969 Sebat Gençlik
1969–1970 Trabzonspor
Cayaartooyda Waawynka*
Sanadaha Team Apps (Goolal)
1970–1972 Sebat Gençlik 57 (0)
1972–1987 Trabzonspor 424 (0)
Total 481 (0)
Xulka Qaranka
1975–1987 Turkey 31 (0)
Teams managed
1988–1989 Trabzonspor
1989–1992 Boluspor
1992-1993 İstanbulspor
1993–1997 Trabzonspor
1997–1998 Antalyaspor
1998 Sakaryaspor
2000–2004 Turkey
2005 Trabzonspor
2007–2009 FC Seoul
2009–2013 Trabzonspor
2014–2015 Bursaspor
2015– Beşiktaş
  • Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 29 May 2014.
† Appearances (Goals).

Şenol Güneş, waa macalinka kooxda kubadda-cagta ee Beşiktaş JK sidoo kale hore wuxuu usoo uqabtay xulka qaranka Turkiga isagoo lagu xusuusto guushii uu gaarsiiyey xulka qaranka Koobkii Adduunka 2002dii markaasoo Turkigu ka galay kaalinta 3aad, Tababare Şenol wuxuu kale oo macalin ka noqday kooxaha Trabzonspor oo ka dhisan Turkiga, FC Seoul oo ka dhisan dalka Koonfur Kuuriya iyo kooxo kale.