Jump to content

Thiin (lambar)

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay 187 (tiro))
The ten digits of the Western Arabic numerals, in order of value.

Maaxda ama kaalinta thiinka ama tiro waa habdhiska thiinka ama tiro (matalan. 3 ama 7). kulannada summadaha waxay ka dhigantahay tirooyin (Abyoone, tirsiimo iyo maangal) hadba sida ay ugu jirto ee dhanka taxaha waxaa hadidayaa aqrinteeda habdhiska tirada.

waxaa taariikha hore loo yaqiinay taxaha lambarada kala gadisan sida Lambarada Roomaanka, Lambarada Carabta iyo Lamabarada Hindida iyo kuwe kale...

sidoo kale waxaa la adeegsan jiray summado oo lambar ahaan loo qori jiray sida xarfaha ama erayo la isku dhafay sida Abjad lambar.

Tiro carbeed0123456789
Sandi
(Faaris iyo Urduu)
۰۱۲۳۴۵۶۷۸۹
Carabta٠١٢٣٤٥٦٧٨٩
Hindida
(Hindida hadda)
Taymiil 
Roomaan
(Yurubta)
IIIIIIIVVVIVIIVIIIIX