1914

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

1913 - 1914 - 1915

  • Janaayo 1 - Diyaaradii ugu horeysay ee rakaab ah oo caadi ah (Florida) ayaa furmay.
  • Janaayo 11:
    • Fulkaanaha Sakurajima ayaa ka qarxay jasiiradda Kyushu ee dalka Japan.
    • hordhaca filimka diiniga ah Photo-Drama of Creation oo ay abuurtay Society Watchtower
  • Juun 28 - Magaalada Sarajevo ee dalka Bosnia, wadaniyiinta Serbian Gavrilo Princip ayaa dilay dhaxal sugaha Boqortooyada Austria Dilkii Archduke Franz Ferdinand. Dilka archduke wuxuu noqday marmarsiiyo lagu bilaabay dagaalkii 1aad ee aduunka.
  • Luulyo 28 - Dagaalkii Dunida Kowaad: Austria-Hungary waxay ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Serbia.[1]
  • 15 Agoosto: Kanaalka Banama ayaa furan.
  • Oktoobar - Sanadkii 1914 Yehowah dowlad buu samada ku aasaasay. Xukunka Boqortooyada Ilaahay wuxuu bilaabtay sanadkii 1914.[2][3][4][5][6]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]