2012
Appearance
| Bilaha sanadka miilaadiyada | ||||||
|---|---|---|---|---|---|---|
| Janaayo | Febraayo | Maarso | ||||
| Abriil | Maajo | Juun | ||||
| Luuliyo | Agoosto | Sebteembar | ||||
| Oktoobar | Nofeembar | Diseembar | ||||
Sanadka 2012 waxa uu tixraacayaa wakhti gaar ah oo ku jira kalandarka Gregorian-ka, laga bilaabo Janaayo 1 ilaa Diseembar 31, 2012. Waa sanadka 2012-aad ee Common Era (CE) waxaana uu ka tirsan yahay qarniga 21aad. Sanadkan waxa uu ka dambeeyaa 2011 wuxuuna ka horreeyaa 2013.
Dhacdooyin
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- 10 Sebteembar 2012 waxaa Soomaaliya laga doortay Madaxweyne cusub ee Xasan Sheekh Maxamuud.
- 7 Oktoobar - Dhulgariir ka dhacay Guatemala[1]
- 1 December - Shil bas dilaa ah oo ka dhacay Miami[2]
- 14 December - Toogashada Dugsiga ee Connecticut[3]
- Shir Gaar ah oo Laga Qabtay Dalka Israaʼiil[4]
Dhalashooyin
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Dhimashooyin
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Madaxda Aduunka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]| Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro 2012. |