7 somooyin

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Waxa Jira 7 todobo samooyin oo diinta islaamka lagu sheegay kuwaas oo magaacdoodu kala yihiin :-

1.Samaa'u dunyaa, 2.samaau dukhaan, 3.samaau xaddiid, 4.madced 5. 6. 7.


Seven Heavens in Islam

according to Shi'ite sources, A Hadith from Ali mentioned the name of Seven Heavens as below:[1] Rafi' (رفیع) the least heaven (سماء الدنیا) Qaydum (قیدوم) Marum (ماروم) Arfalun (أرفلون‏) Hay'oun (هيعون‏) Arous (عروس) Ajma' (عجماء)

HADRAT ALI AND GEOLOGY

Blog Archive

▼ 2008 (1) ▼ June (1) HADRAT ALI AND GEOLOGY About Me


Zeeshan Haider Moosavi ZEESHAN HAIDER MOOSAVI IS A MEDICAL RESEARCHER.GOT THE BEST SCIENTIFIC PRESENTATION AWARD FOR HIS WORK ON "ENDOMETRIOSIS AND CAD-HPLC" AT THE 20TH INTERNATIONAL MEET HELD IN FEBRUARY 2010 AT RAJISTHAN UNIVERSITY(JAIPUR)BY ISSRF. QUALIFICATON: MSC.BIOTECHNOLOGY/M.A.PHILOSOPHY/DIPLOMA IN RADIOLOGY zeeshan312003@yahoo.co.in zeeshanmoosavi@gmail.com View my complete profile Thursday, June 12, 2008

HADRAT ALI AND GEOLOGY




It is through the strength of God’s greatness and his subtle power of innovation that he made the solid dry earth out of the water of the fathomless, compact and dashing ocean. Then he made from the ocean skies (samaawaat) and separated them into seven layers (seven layers of atmosphere) after they have been joined together. NAHJULBALAGHA: SERMON, 210 The above paragraph is taken from the anthology of sermons, letters and saying of Hadrat Ali (as), the first Muslim and the fourth caliph of islam,called Nahjulbalagha which was compiled in 1000 A.D(422 A.H) by Sharif Razi(student of Sheikh Mufeed).It is still regarded as a masterpiece of Arabic language and is taught as a course of rhetoric’s in Islamic universities. Since its compilation both the Sunnis and the shies scholar has been writing commentaries on it, and in fact, the best commentary of Nahjulbalagha is by Sunni scholar named Ibne-Abil-Hadeed and is called’sharah-Nahjulbalgha’.

Coming back to the above mentioned paragraph,Hadrat Ali(as) says that the earth and the seven layers of its atmosphere were created from the oceans. Its only four decades since the establishment of the seven layer theory of the earth’s atmosphere by the modern science. The seven layers of atmosphere as established are, 1. Troposphere 2. Stratosphere 3. Ozonosphere 4. Mesosphere 5. Thermosphere 6. Ionosphere 7. Exosphere (The ORM seven layers standard atmosphere: Nicholas Devaney and Mette Owner, September, 13, 2001) Even it is mentioned in Quran that there are seven layers to the sky above us in the following verses, ‘It is He (God) who created everything on earth for you and then directed his attention up to the sky (samaawaat) and arranged it into seven layers. He has knowledge of all things’.QURAN:2:220 In the above verse the seven skies are mentioned in context of earth, and their formation is referred after the creation of earth, this implies that the seven skies refer to the seven layers of atmosphere. Even Hadrat Ali (as) talks about the seven skies in the context of earth and further attributes their (atmosphere’s) origin to the oceans of earth. Fig.1.Picture showing the formation of atmospheric oxygen,carbondioxide and hydrogen from the water of ocean According to Hadrat Ali the atmosphere originated Form Ocean, which is a very modern concept and all the present day geologist hold the same theory and which is still in the process of research. The atmosphere contains oxygen,hydrogen,nitrogen and carbon dioxide in highest percentage. The oxygen of atmosphere is supposed to be formed from the breakdown of water by the ultraviolet rays of the sun and same is supposed to be the case with atmospheric hydrogen (The Atmosphere: Lutgens and Tarbuk).The nitrogen of atmosphere can be attributed to the nitrates of ocean and the carbon dioxide to its carbonates.


Fig.1.1. Picture showing the seven layers of the earth’s atmosphere. (given at page bottom)

Coming to the second paragraph of the same sermon (sermon.210) Hadrat Ali says,

‘He (God) also created high hills, rocks of stones and lofty mountains. He put those (mountains) in their positions and made them remain stationary. Their peaks rose into air while their roots remained in water.’ NAHJULBALAGHA: SERMON: 210

In the above para Hadrat Ali (as) introduces the concept of mountain roots which which has been discovered in 19th century while studying the phenomenon of ‘Isostasy(state of equilibrium between earth crust and atmosphere)’.The concept of mountain roots was discovered in India by a British scientist during his study of isostasy of the Himalayan mountains(Gravity and Isostasy:John Fillmore Hayford,1917).There is nowhere mentioned in Quran,directly,that mountains have roots, but their existence can be inferred from the following verse of Quran,

‘Have we not made the earth as bed and the mountains its pegs?’ QURAN: 78:6-7




Fig.2.Picture showing relation between earth crust and mountain root (google:picture of mountain roots). (go to page bottom)




Fig.3.Picture showing mountain roots.(google:picture of mountain roots) (.go to page bottom)

At this stage one would say that it is indeed miraculous for a man of 7th century A.D to be aware of a concept which is considered as a discovery of 19th century. This shows that faith can be ahead of science. I would wish to conclude this piece of writing by the following sayings of the Prophet Muhammad (as), ‘I am the city of knowledge and Ali is its gate”. 1. MUSTADRAK-AL-HAKIM: VOL.3, PAGE, 226(SUNNI BOOK) 2. AL-JAMI-AL-SAGIR BY SAYUTI-PAGE, 107(SUNNI BOOK)

‘I am the house of wisdom and Ali is its door’. 1. SAHIH-AL-TIRMIZI (SUNNI BOOK) 2. KANZ-UL-UMMAL: VOL.3, PAGE -107(SUNNI BOOK) 3. AL-JAMI-AL-SAGIR: VOL.1, PAGE, 170(SUNNI BOOK) (ASMW) Posted by Zeeshan Haider Moosavi at 9:27 AM 1 comment: Links to this post Home Subscribe to: Posts (Atom) HAZRAT ALI AND GEOLOGY


HAZRAT ALI AND GEOLOGY


mountain root1 HAZRAT ALI AND GEOLOGY


ATMOSPHERE Reply, Reply All or Forward | More


Bulshada Soomaalida iyo Adeegsiga Aqoonta Xidigiska Dhanka Soomaalida iyo waxa ummadeena ay ka taqaan cilmiga xidiska iyo adeegsiiisa. Baaris dheeraad ah ayey u baahantahay sida reer miyiga maanta u adeegsadaan aqoontooda xidigiska.

Magacyada Af Soomaaliga Ee Dhulalka

Hadii aad fiiriso qaamuuska Af Soomaaliga, waxaad arkaysaa in ummadeena oo reer miyi iyo ma akhristayaal u badan hadana inaan (dhulalal)ama meerayaasha ula baxney magacyo asal ah sida:

Dusaa (Cuddaar) Waxaraxir (xidiga waabberi) Aduunka Farraare (Mariikh) Cirjeex ama Cirjiir Raage (Saxal) Uraano Nebtuun iyo Buluuto. IYO LABA DHULOO HADDA LA SOO ARKAY Sidaad aragto, sagaal cir ayaa jira laakiin qoraalkaan diyaarintiisi baaris xigasho oo rasmi ah ma jirin. Reer galbeedka waxay yiraahdaan waa sagaal dhul ama (9 planets). Ka tuur labada dambe. Maxaad haysaa? Waxaad haysaa todobada "cir" ee culimadeenii ay kutubtooda ku qoreen qarniyo badan ka hor waana sida aan u naqaan Sabca Samawaat.

Ma Cirarbaa Mise Waa Dhulal? Caqliga bini-Aadamkase hadii aad dhulka joogto, wax adiga kaa sareeyo dhul ma dhihi kartid caqliyan ee waxaad oran kartaa cirar. Waa sidaas falsafada Islaamka oo samooyin ayaa jira oo 7 (sabca samawaat ah)(wal arda) ee "dhulal" wax la yiraah ma jiraan. Oraahdan waa fikradii ay qabeen u kuurgalayaashii Islaamkii xiligii ay howshooda socotay. Waana sida aad ku arki karto kutubtii ay ka qoreen mowduucan.

Waxaa lagama maarmaan ah in fadhi ku haboon la helo si barashada iyo aqoonta gaar ee ay Soomaalida u leedahay cilmiga falaga la helo sida waax jaamacadeed iwm. Qoraalo kale oo waxaa jira raadraac ku samaynayo sida Soomaalida ay ugu xisaabtanto aqoonta aasaasiga ee cilmi fallaga.

Islaam 7 Cir & 7 Dhul Baaris dheeraad ah iyo ku laabasho tafsiirka Qur'aanka ayaa cadeeyay in tiradu tahay 7 & 7. Rabbiga abuuragay kownkan cid kaga aqoon badan ma lahan. Suurada Dhalaaq aayada ugu dambaysa ayaa xaqiijisay jiritaanka Todoba Cir iyo Todoba Dhul. Qaybta hore ee aayada 12aad, "Ilaahay waa kan abuuray todoba cir oo dabaqdabaq ah dhulkana tira la eg..." haa

Waa dhulal ee cirar ma ahan Waxa loo yaqaaan (ingriis: planets) waa dhulal. Haddii aan tusaale ahaan u soo qaadano luuqada ingiriiska ereyga "earth" waa dhul, dhulkana labo micnood ayuu yeeshaa oo waa dhulka guryaha laga dhisto ama waa midka meeraha ah ee qoraxda ku meereeysta. Erayga dhul laba micnood ayuu yeellan karaa. Markii aan hawada dhow aan ka baxno oo aan gaarno meesha daxay gacameedka gaaro markaas afarta dhinac waxaa naga xigaya cir. Cirkana waa isbeeyska afarta dhinac ka xiga dhulka. Marka aan dhulka joogno ma arki karno afarta dhinac ee cirka ah laakiin waxaan aragnaa qaybta sare kaliya. Dhulalka ama planet-yada mid midka kale ka sareeya ma leh ee kuligood waxay ku meereeystaan qorraxda wayna isla siman yihiin oo ayagoo simman ayey heehaabaan cirka.