8H
Wax badale ayaa codsaday in bogan la tirtiro. Sababtu waa Qoraal aan macno lahayn, u qoran qaab khalad ah iyo lahayn cadayn.
Hadii aad isleedahay boggaan yaan la tirtirin, fadlan ku qor waxa aad adiga aaminsantahay meesha wadahadalka boggaan. Fadlan Haka wareejin fariintaan boggaga aad adiga sameysay. Maamulayaasha, xasuuso in aad fiiriso hadii ee meeshaan wax la xiriiraan iyo bogga taariikhda (badalkii ugu danbeeyay) intii aadan tirtirin. |
Sanadkii 8aad ee hijiriga waa sanad hijiriya oo ku beegan miilaadiya sanadkii 629 iyo sanadkii 630[1][2] [3]
Dhacdooyinka[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- bisha Safar waxaa islaamay khaalid bin waliid iyo Camar bin Caas
- 10 Ramadaan waxaa la furtay makka
- Duulaankii xuneyn
- Duulaankii mu'tata
- Duulaankii Daa'if
Dhalasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Dhimasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- Jacfar bin Abii Daalib
- Cabdulaahi bin rawaaxa
- Zeyd bin xaarisa
- Zeynaba binti muxamad
- Curwa bin mascuud al-thaqafi