Jump to content

Aadan Warsame

Ka Wikipedia

Aadan Warsame waa beelweyn oo kamida beelaha Xawadle si baahsana u daga Gobolka Hiiran, gaar ahaan Magalada Baladweyne iyo Nawaaxigeda.

Sido kale waxa ay degan Banaadir, Shabeelada hoose, Bay, Bakool, Jubada Dhexe, Jubada Hoose, Gedo iyo Ethiopia .

Beesha Aadan Warsame waxa ay u kala Baxaan 10 toba beelood oo waa weyn waxa ay na kala yihiin:-


1:- Shigaaw Aadan Warsame....waxa uu u kala baxa 3 Jifo 1) Zaangaal Shigaaw, 2) Baalle Shigaaw - Hilowle Baale, Guuleed baale iyo Afrax baale 3) Magan Shigaaw.

2:- Dalabow Aadan Warsame

3:- Salaadle Aadan Warsame

4:- Irab Aadan Warsame

5:- Geedi Aadan Warsame...

6:- Saandadab Aadan Warsame

7:- Buraale Aadan Warsame

8:- Jibriil Aadan Warsame

9:- Xassan Aadan Warsame

10:- Xuseen Aadan Warsame

Beesha waxaa ka dhashay SIYAASIYIIN aad looga yaqaan gayiga Somalia waxaana ka mid ah.

[1] col. Cumar Xaashi aadan

[2] DANJIRE Abuukar Osmaan Baale

[3] PROF ABDINUR SHEIKH MOHAMED

[4] DANJIRE M. WARSAME CADDE DUQOOW

[5] NABADOON MOHAMUD AHMED XOOSHOW KORONTAALE

[6] OMAR AHMED MOHUMED - OMAR GANSHAANLE

[7] Dr. MOHAMED HASSAN OMAR - DR MUFAKIR