Jump to content

Aaroow

Ka Wikipedia
Aaroow
آرو  (Af-Carabi) Arow  (Af-Ingiriisi)
Aaroow – beel-hoosaad katirsan Reer Geedoow
QowmiyadSomaliaSoomaali
Meelaha ay dagaanSomaliaSoomaaliya
Ethiopia Itoobiya
Kenya Kiinya
Kasoo farcmeyAaroow
Qabiilka waalidkaReer Geedoow
LaamahaGabiibe Aaroow

Yaraaw Aaroow

  • Reer Ciidle
  • Reer Maraayoow
  • Reer Qoroow
  • Reer Qalafoow
LuuqadaSomaliaAf-Soomaali, lahjada (Af-Shabeelle)
Diinta Islaam Sunni

Aaroow oo sidoo kale loo yaqaan (Reer Aaroow), waa beel-hoosaad ka mid ah Reer Geedoow, oo ah mid ka mid ah beelaha Reer Shabeelle ee dadka Soomaalida.


Reer Aaroow waa dad taariikh dheer iyo xusuus sharaf leh ku leh gobolka Qallaafe. Waxay hore ugu caan baxeen maamul, diin iyo ganacsi, iyaga oo ka aas-aasay hareeraha webiga Shabeelle saldanado iyo xarumo cilmi oo waagii hore caan ahaa. Taariikhdooda waxaa lagu xasuustaa adkaysi, isku duubni iyo doorkoodii hoggaamineed ee ay ku lahaayeen bulshooyinka ku teedsanaa webiga Shabeelle.

Reer Aaroow waxa ay degaan guud ahaan gobolka Qallaafe, dhulka Soomaaliweyn iyo qaar kamid ah dalalka geeska Afrika. Waxa ay u badanyihiin magaalada Qallaafe oo ah xaruntooda ugu weyn. Sidoo kale waxa ay degaan tuulooyinka kala ah:

  • Xog uruurin.
  • Wareysiyo lala yeeshay odiyaasha haya taariikhaha afka lagu kala gudbiyo, ee Reer Aaroow. Kuwaasoo ku kala nool Soomaaliya, Itoobiya iyo guud ahaan daafaha adduunka.