Aaydhiin

Ka Wikipedia

Aaydhiin[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Aaydhiin waa curiye Neef ah oo ka tirsan juffada Neefaha Halogenka. Aaydhiinta iyo isku dhisyada eey ka midka tahay waxaa inta ugu badan loo isticmaalaa Nafaqo ahaan, iyo warshadaha oo ka sameeysta Acetic Acid.


Aaydhiin (Ingiriis: Iodine) calaamad I waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay konton-iyo-sadex. Aaydhiin waa curiye Neef ah oo ka tirsan juffada Neefaha Halogenka. Aaydhiinta iyo isku dhisyada eey ka midka tahay waxaa inta ugu badan loo isticmaalaa Nafaqo ahaan, iyo warshadaha oo ka sameeysta Acetic Acid. Sidoo kale, maadaama atamka Aaydhiin aad u sareeyo isla markaana suntu ku yartahay ayaa curiyahan waxuu ka mid yahay isku-dhisyada Raajoda (x-ray compounds).


Taariikhda Aaydhiinta[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Atomka Aaydhiinta[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Fal-galka Curiyeha Kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Isticmaalka Aaydhiinta[wax ka badal | wax ka badal xogta]