Abaalmarinta Muqdisho
Appearance
| Abaalmarinta Muqdisho | |
|---|---|
| Waxaa kafaala qaaday |
|
| Dalka | Soomaaliya |
| La asaasay | 2018 |
Abaalmarinta Muqdisho waa xaflad abaal-marineed oo sanadle ah oo ka dhacda magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya. Waxaa soo aasstay Amal Cali e 2018. Waxaa loo sharafa Soomaalidii oo wax ku soo kordhisay in ay uu qabteen dalkooda.[1]