Abdullahi Farah Warsame
| Abdullahi Farah Warsame عبدالله فارح ورسمى | |
| Wasiirka qorsheynta Jubaland | |
|---|---|
| Wisiirka: | Wasaarada Qorsheynta Jubaland |
| Agaasimaha Guud: | Machadka IRADO |
| CEO & HR Manager: | Malabso Sweets |
| Dhashay: | Oktoobar 1990 ( 35Jir) |
| Ku dhashay: | Bardhere, Soomaaliya |
kabaxay: | Dugsiga :Markabley Primary and Secondary School
Jaamacada :Kampala International University |
| Diintiisa: | Islaam |
| Dhalasho: | |
Abdullahi Farah Warsame waa aqoonyahan iyo siyaasi dhalinyaro ah, waxa uu ku dhashay maagalada bardhere, taariikhdu marka ay eheed 7/6/1990. waqtigiisi waxuu kusoo qaatay Bardhere.
Taariikh
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Waa aqoonyahan iyo siyaasi dhalinyaro ah, jecel horumarka Soomaliya iyo Maamul goboleedka Jubaland, waxaa uu xildhibaan kasoo noqday Jubaland.
waxaa uu qeyb ka ahaa dhismihii machadka IRADO, kaasoo sanadkii 2017 laga hirgeliyey magaalada Bardhere, waxa uu sidookale bare sare kasoo noqday kulliyada farsamada Bardhere, waxa uu ahaa aas aasihii Midowga Dhalinta Jubaland asagoo waxqabad muuqdo usoo qabtay dhalinta soomaaliyeed ee jubaland.
Waxbarshadiisa
[wax ka badal | wax ka badal xogta]waxa uu waxbarashadiisa dugsiyada hoose, dhexe iyo sare ku dhameestey magaalada Bardhere, asagoo waxbarashada heerka jaamacada kusoo qaatay Jaamacada Caalamiga ah ee Kamapala (KIU).