Abiy Ahmed

Abiy Ahmed Ali, Af Amxaari : አብይ አህመድ አሊ waa ra'iisul wasaaraha hadda ee ethiopia, ethiopia oo xubin ka ah ururka africa, iyo bariga afrika ee bariga afrika oo loo yaqaan IGAD. Waxaa danjiraha dhanka Soomaaliya u ah Abdihakim Amey.
Bishii Oktoobar 2021, Abiy Ahmed ayaa si rasmi ah loogu dhaariyay xilka muddo 5 sano ah.