Jump to content

Abtoow

Ka Wikipedia
Abtoow
أبتو  (Af-Carabi) Abtow  (Af-Ingiriisi)
Abtoow – farac katirsan Reer Muuse
QowmiyadSomaliaSoomaali
Meelaha ay dagaanSomaliaSoomaaliya
Ethiopia Itoobiya
Kenya Kiinya
Kasoo farcmeyAbtoow Muuse Gabiible
Qabiilka waalidkaReer Muuse
JinsiAbtawi (raga)
Abtawiyad (dumarka)
LaamahaCabdulle

Aboobe

  • Reer Digaalle Bile
  • Reer Ceymooy
  • Reer Cilmi
LuuqadaSomalia Af-Soomaali, lahjada (Af-Shabeelle)
Diinta Islaam Sunni

Abtoow oo sidoo kale loo yaqaan (Reer Abtoow), waa farac ka mid ah Reer Muuse, kuwaas oo ah beel-hoosaad ka tirsan beesha Reer Geedoow, oo ah mid ka mid ah beelaha Reer Shabeelle ee dadka Soomaalida.

Reer Abtoow waa dad qadiimi ah oo ku nool gobolka Qallaafe. Waxay caan ku yihiin beeraha, xoolo-dhaqashada, ilaalinta dhaqanka iyo diinta Islaamka. Qarniyadii hore, Reer Abtoow waxay door muuqda ka ciyaareen horumarinta deegaanka, nabad ilaalinta iyo fidinta cilmiga, iyaga oo ka mid ahaa dadka ugu saameynta weyn deegaanka.

Reer Abtoow waxa ay ku badanyihiin gobolka Qallaafe iyo hareeraha webiga Shabeelle. Tuulooyinka ugu caansan ee ay degaan, waxaa kamid ah:

Oo dhammaantooda katirsan gobolka Qallaafe.


  • Odiyaasha dhaqanka Reer Abtoow.
  • Taariikhyahannada Reer Abtoow.
  • Wareysiyo (2023) lala yeeshay, xubnaha haya taariikhaha afka lagu kala qaato eer Reer Abtoow.