Jump to content

Abubashir hospital

Ka Wikipedia

Isbitaalka ABUBASHIR waa mid kamid ah Isbitaalada ugu faca weyn ee kuyaala magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Somalia.

Isbitaalka waxaa la aasaasay bishii Febraayo sanadkii 2001, waxaana Fikirka aasaaska iyo furitaankaba lahaa Dr. Cabdullahi Xuseein Cabdi oo ah dhaqtar ku taqasusay Qaliinka guud.

Isbitaalka wuxuu ka koobanyahay qeybaha kala ah: https://www.facebook.com/abubashirhospital

  1. Qeybta Qaliinka guud (General Surgery)
  2. Qeybta Haweenka iyo dhalmada (Obstetrics & Gynecology)
  3. Qeybta Caruurta (Pediatrics)
  4. Qeybta Cudurada uur kujirta (Internal Medicine)
  5. Qeybta Ilkaha (Dental Clinic)

Social Media Links - Barta Xariirka Bulshada


Official Facebook Page: https://www.facebook.com/abubashirhospital

Official Youtube Channel: https://www.youtube.com/channel/UCh-rSRqufK9L7BGHcfvYSxg

Official Website: http://www.abubashirhospital.com/ Archived Oktoobar 26, 2021 // Wayback Machine

Official Contact Email: info@abubashirhospital.com


Best hospital in Mogadishu

Best hospital in Benadir

Best hospital in Somalia

Best hospital in Xamar

best-hospital-in-mogadishu

best-hospital-in-benadir

best-hospital-in-somalia