U bood nuxurka

Aden Abokor

Ka Wikipedia
Aden Abokor
Meelaha ay ku badan yihiin
 Somaliland
 Kenya
 Ethiopia
Luqada

Somali

Diinta

Islam

Dadka ay dhalyo wadagaan

iyo kuwa kaleh

Beesha Aden Abokor (Af Soomaali: Aden Abokor, Af Ingiriis: Aden Abokor) waa beel ka mid ah beelaha Abokor Muuse , ku waasi oo dagan deegano badan oo katirsan Somaliland iyo Itoobiya. [1][2]Beesha Aden Abokor Waxa laga helaa konfurta magaalada Hargiesa iyo Bariga magalda Salahley.[3]

Beesha Aden Abokor waa farac ka tirsan beel-weynta Abokor Muse.Aden Abokor waxay door muhiim ah ku leeyihiin bulshada Soomaaliyeed, waxayna si taariikhi ah u degganaayeen meelo kala duwan oo ka tirsan Somaliland iyo Itoobiya . Sidoo kale, waxaa laga helaa koofurta Hargeysa, bariga Salaxley, iyo qaybo ka mid ah Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

  • Aden Abokor
      • Awal Aden (Rer Cawl )
        • Mahamoud Awal (Rer Mohamoud)
          • Ali Mohamoud
          • Yusuf Mahamoud
          • Essa Mahamoud
          • Aden Mahamoud
          • Jibirl Mahamoud
          • Ali Mohamoud
          • Roble Mohamoud
        • Hussien Awal (Rer Hussein)
          • Roble Hussein
          • Ibrahim Hussien
          • Liban Hussein
          • Yusuf Hussein
          • Farah Hussien
          • Osman Hussien
        • Farah Awal (Rer Farah)
          • Dahir Farah
          • Guled Farah
          • Mohamed Farah
          • Essa Farah
          • Yonis Farah
        • Abdi Awal(Rer Abdi)
          • Had Abdi
          • Musa Abdi
          • Nour Abdi
          • Ahmed Abdi
          • Liban Abdi
          • Wa'eys Abdi
          • Mohamoud Abdi
      • Hassan Aden
        • Ziyad Hassan
        • Odawa Hasaan
        • Ladon Hassan (Rer Ladon)
            • Aden Ladon
            • Harun Ladon
            • Ali Ladon
            • Hussein Ladon
            • Aden Ladon
        • Abdalle Hassan
          • Ali Abdalle (Rer Ali)
          • Abdi Abdalle (Rer Abdi)
          • Ahmed Abdalle
            • Halas Ahmed (Rer Halas)
              • Osman Halas
              • Roble Halas
              • Suber Halas
            • Egal Ahmed (Rer Egal)
              • Wais Egal
              • Farah Egal
              • Roble Egal
            • Geedi Ahmed (Rer Geedi)
              • Samter Geedi
              • Fatah Geedi
              • Waisleh Geedi
              • Allamagan Geedi
                • Guled Allamagan
                • Egal Allamagan
              • Hode Geedi
                • Farah Hode
                • Yusuf Hode
                • Shire Hode
              • Geele Geedi
                • Ahmed Geele
                • Dahir Geele
                • Nour Geele
              • Ali Geedi
                • Osman Ali
                • Hassan Ali
                • Abdalle Ali
  1. Lewis, I. M. (3 February 2017). I.M Lewis : peoples of the Horn of Africa.
  2. Diiriye, Anwar Maxamed (2006). Literature of Somali Onomastics & Proverbs with Comparison of Foreign Sayings.ISBN978-0-9726615
  3. A General survey of the Somaliland protectorate 1944-1950, p.122, table 18. Somaliland