Af-Jarmal

Ka Wikipedia

Af-Jarmal (Deutsch, deutsche Sprache) waa afka lagagahadlo dalka Jarmalka. Afka's waana lagagahadlo dawladdaha kale ee Austriya, Switzerland, Beljim, Luksemburg, Faransiiska, Liechtenstein iyo Talyaaniga. Dadka kuhadlo luqada waa ciyaas 101 oo milyan.

Tix[wax ka badal | wax ka badal xogta]