Jump to content

Af-Shabeelle

Ka Wikipedia
Af-Shabeelle
GobolkaSoomaaliya Soomaaliya, Ethiopia Itoobiya, Kiinya Kiinya
QoomiyadaReer Shabeelle
U ah afka hooyo(unknown)
Qoyska luqada
  • Cushitic
    • Af-Soomaali
      • Af-Shabeelle
Hab qoraalkaLatin script
Koodka luqada
ISO 639-3


Af-Shabeelle waa lahjada ay ku hadlaan beelaha Reer Shabeelle, lahjadaasoo kamid ah Af-Soomaaliga, laanta Maxaa tiriga.

Af-Shabeelle waxaa aad loogaga hadlaa gobolka Qallaafe iyo guud ahaan meelaha ay degaan beelaha Reer Shabeelle. Waa lahjad ku adag inta badan in ay fahmaan, dadka aan u dhalan beelaha Reer Shabeelle.

Tusaalle: Af-Shabeelluhu waxaa walaal lab ah lagu yiraahdaa Umboow, halka walaal dheddig ahna lagu yiraahdo Umbaay.