Af Dinka
Appearance
| Dinka | |
|---|---|
| Thuɔŋjäŋ | |
| Dhawaaq | [t̪uɔŋ.ɟa̤ŋ] |
| Dhalad u ah | Koonfur Suudaan |
| Qoomiyada | Dinka |
| U ah afka hooyo | 4.2 milyan (2017) |
| Qoyska luqada | Nilo-Saharan?
|
| Hab qoraalka | Latin |
| Koodka luqada | |
| ISO 639-2 | din |
| ISO 639-3 | din – inclusive code Individual codes: dip – Waqooyi Bari (Padang) diw – Waqooyi Galbeed (Ruweng) dib – Koonfur Dhexe (Gok, Agar, Ciec, Apaak and Aliap) dks – Koonfur Bari (Bor, Nyarweng, Hol, Twi) dik – Koonfur Galbeed (Rek & Twic) |
|
{{{1}}} | |
Af Dinka waa luqad lagu hadlo Koonfur Suudaan. Af Dinka waa lagu hadlaa Wabiga Niilka agtiis. Jang ama Jieng ama Muonjieng waa magacyo loo isticmalo dhammaan lahjaddaha Af Dinka.
Lahjadaha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Waqooyi Bari iyo Galbeed
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Padaŋ de Ayuël jiel (Abiliang, Nyiël, Ageer, Döŋjɔl).
- Luäc (Akook, Wieu, Aguer)
- Ŋɔŋ de Jok (Niilka Kore)
- Rut
- Thoi
Galbeed
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Ŋɔŋ de Jok Athuorkok (Abiei)
- Ŋɔŋ de Jok de Awet
- Kuel de Ruweeng (Panaru, Aloor ku Paweny)
Koonfur Dhexe
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Aliap
- Ciëc (Jang)
- Gɔ̈k
- Agaar
- Apääk de Yirol west.
Koonfur Bari
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Bor
- Twic (Twi)
- Nyarweng
- Hol
Koonfur Galbeed
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Malual-Jiɛrnyaaŋ (Abiëm, Paliëët, Aroyo, Paliëupiny ku Pajok)
- Luänyjäŋ
- Twic Bol
Rek
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Aguɔɔk
- Apuk
- Awan Cän ku Awan Mɔ̈u
- Kuac Ayɔɔk
- Abiëm Mayar
- Abiɔŋ Ayɔɔm
- Nöi Ayii
- Nyaŋ Aköc
- Atok Buk
- Ler Akën
- Awan Parek
- Lɔn Ariik
- Lɔn Paɣer
- Kɔŋgör Arop
- Apuk Padɔc
- Muɔk Aköt Wut
- Yär Ayiɛɛi
- Apuk Jurwïïr
- Thɔny Amɔ̈u
- Luäny Malek
- Aköök Deŋ
- Thïïk/Thïŋ Majɔk
- Kɔŋ-ŋör Akuëcbɛ̈ny
- Pakɔɔr
- Adöör Mabior
- Bäc
Qoraal Tusaale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Laga soo qaaday Baaqa Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Raan thök eben aye dhëëth ka lau nhöm kua thöŋ nhiim eyithiic, kua thɛ̈kic, kua ci yëknhiethku puou, ku bik cëŋ ka ke ye mith etik.[1]
Tarjumad
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Aadanaha dhammaantiis wuxuu dhashaa isagoo xor ah kana siman xagga sharafta iyo xuquuqada Waxaa Alle (Ilaah) siiyay aqoon iyo wacyi, waana in qof la arkaa qofka kale ula dhaqmaa si walaaltinimo ah.