Jump to content

Af Fongbe

Ka Wikipedia
Fongbe
fɔ̀ngbè, Fon, Dahomiyan
Dhalad u ahBenin, Nayjeeriya, Togo.
QoomiyadaFon
U ah afka hooyo2.3 milyan  (2019–2021)
Qoyska luqada
Niger–Congo
  • Atlaantik–Kongo
    • Volta-Kongo
      • Volta–Nayjar
        • Gbe
          • Fongbe
Dialects
Agbome
Arohun
Gun
Gbekon
Kpase
Hab qoraalkaLatin, Gbékoun
Xaalada Rasmiga
Ka ah Luqad rasmi Benin
Koodka luqada
ISO 639-2fon
ISO 639-3fon
Luqadaha Gbe. Fongbe waa carwaajiis.

Af Fongbe ama Af Fon waa luqad lagu hadlo Benin, Nayjeeriya iyo Togo.

Far Gbékoun

Acɛ, susu kpo sisi ɖokpo ɔ kpo wɛ gbɛtɔ bi ɖo ɖò gbɛwiwa tɔn hwenu; ye ɖo linkpɔn bɔ ayi yetɔn mɛ kpe lo bɔ ye ɖo na do alɔ yeɖee ɖi nɔvinɔvi ɖɔhun.[1]

Aadanaha dhammaantiis wuxuu dhashaa isagoo xor ah kana siman xagga sharafta iyo xuquuqada Waxaa Alle (Ilaah) siiyay aqoon iyo wacyi, waana in qof la arkaa qofka kale ula dhaqmaa si walaaltinimo ah.