Jump to content

Af Ga

Ka Wikipedia
Ga
Dhawaaq[ɡã]
Dhalad u ahGaana
GobolkaKoonfur Bariga Gaana, Akara u dhow
QoomiyadaGa
U ah afka hooyo745,000  (2016)
Qoyska luqada
Niger–Congo
  • Atlaantik–Kongo
    • Volta-Kongo
      • Kwa
        • Ga–Dangme
          • Ga
Hab qoraalkaLatin (Xuruufta Ga)
Braille Gaana
Xaalada Rasmiga
Ka ah Luqad rasmiMidne. Dowladda Gaana way maalgelisay.
Koodka luqada
ISO 639-2gaa
ISO 639-3gaa

Af Ga waa luqad laga hadlo Gaana, Togo, Benin iyo Galbeedka Nayjeeriya. Af Dangme way isku dhow yihiin.

Afɔ gbɔmɔ fɛɛ gbɔmɔ yɛ agbojee mli, kɛ hegbɛ ko ni damɔ ŋɛlɛ koome nɔ. Gbɔmɛi fɛɛ yɛ jwɛŋmɔ kɛ henilee, ni no hewɔ lɛ esa akɛ amɛhe ahi shi yɛ nyɛmi suɔmɔ mli.[1]

Aadanaha dhammaantiis wuxuu dhashaa isagoo xor ah kana siman xagga sharafta iyo xuquuqada Waxaa Alle (Ilaah) siiyay aqoon iyo wacyi, waana in qof la arkaa qofka kale ula dhaqmaa si walaaltinimo ah.