Jump to content

Af Kimbundu

Ka Wikipedia
Af Kimbundu
Mbunduga waqooyiga
Dhalad u ahAngola
GobolkaLuanda Province, Bengo Province, Malanje Province
QoomiyadaAmbundu
U ah afka hooyo1.7 milyan  (2015)
Qoyska luqada
Niger–Congo
  • Atlaantik–Kongo
    • Benue–Congo
      • Bantoid
        • Bantoid Koonfur
          • Bantu (Soone H)
            • Luqadaha Kimbundu (H.20)
              • Af Kimbundu
Dialects
Kimbundu rasmi (Ngola)
Mbamba (Njinga)
Xaalada Rasmiga
Ka ah Luqad rasmiAngola
Koodka luqada
ISO 639-2kmb
ISO 639-3kmb
Guthrie codeH.21[1]

Af Kimbundu ama Mbunduga waqooyiga waa luqad laga hadlo Angola.

O athu woso avwala abhuluka ni kusokela mu kijingu ni mu itekelu. Ene ala ni ulungilu ni kilunji ni atokala kulaya kumoxi nya akwa mu mixima ya undandu.[2]

Aadanaha dhammaantiis wuxuu dhashaa isagoo xor ah kana siman xagga sharafta iyo xuquuqada Waxaa Alle (Ilaah) siiyay aqoon iyo wacyi, waana in qof la arkaa qofka kale ula dhaqmaa si walaaltinimo ah.