Jump to content

Af Nuwar

Ka Wikipedia
Af Nuwar
Nuer
Thok Naath
Dhalad u ahKoonfur Suudaan, Itoobiya
GobolkaGreater Upper Nile, Gambela Region
QoomiyadaNuwar
U ah afka hooyo1.7 milyan  (2007–2017)
Qoyska luqada
Nilo-Saharan?
  • Sudanik Bari
    • Sudanik Koonfur Bari
      • Nilotik
        • Nilotik Galbeed
          • Dinka–Nuer
            • Af Nuwar
Dialects
Abigar
Cien
Dor
Jikany Bari
Lou
Thiang
Jikany Galbeed
Hab qoraalkaFar Laatiin
Koodka luqada
ISO 639-3nus

Af Nuwar ama Thok Naath (oo macnaheedu yahay luqadda dadka) waa luqad laga hadlo Koonfur Suudaan iyo Itoobiya. Af Nuwar, Af Dinka iyo Atuot way isku dhow yihiin.

Naath dial diethɛ kɛ a lɔr kä päärkɛ kɛ ciaŋ malä a mäni cuŋkiɛn. Tekɛ kɛ car kɛnɛ nhok ti de lät kɛ raan kɛ dämaan a gɔa.[1]

Aadanaha dhammaantiis wuxuu dhashaa isagoo xor ah kana siman xagga sharafta iyo xuquuqada Waxaa Alle (Ilaah) siiyay aqoon iyo wacyi, waana in qof la arkaa qofka kale ula dhaqmaa si walaaltinimo ah.