Af-Ruush
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Af Ruush language)
Af-Ruush (русский язык), waa afka Dawladda Ruushka. Dadka ku hadla afka Ruushka qiyaas ahaan waa 145 milyan ku dhawaad.


Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Russian language.