Jump to content

Af Sotoga Koonfurta

Ka Wikipedia
Af Sotoga Koonfurta
Southern Sotho
Sesotho
Dhalad u ah
QoomiyadaBasotho
U ah afka hooyo5.6 milyan  (2001–2011)
L2: 7.9 milyan ee Koonfur Afrika (2002)[1]
Qoyska luqada
Niger–Congo
  • Atlaantik–Kongo
    • Volta-Kongo
      • Benue–Kongo
        • Bantoid
          • Bantoid Koonfur
            • Bantu
              • Bantu Koonfur
                • Sotho–Tswana
                  • Af Sotoga Koonfurta
Dialects
Phuthi
Taung
Hab qoraalkaFar Laatiin (Xuruufta Sesotho)
Braille Sotho
Ditema tsa Dinoko
Xaalada Rasmiga
Ka ah Luqad rasmi
Koodka luqada
ISO 639-1st
ISO 639-2sot
ISO 639-3sot
Luqadda la adeegsado99-AUT-ee incl. varieties 99-AUT-eea to 99-AUT-eee
Guthrie codeS.33[2]

Af Sotoga Koonfurta waa luqad laga hadlo Lesotho, Koonfur Afrika iyo Simbaabwi.

Meelaha luqad hoyo u yahay Af Sotoga Koonfurta ee Koonfur Afrika (meelaha cagaar mugdi ah way tiro badan yihiin iyo meelaha cagaar khafiif ah waa laga tiro badan yahay.)

Batho bohle ba tswetswe ba lokolohile mme ba lekana ka botho le ditokelo. Ba tswetswe le monahano le letswalo mme ba tlamehile ho phedisana le ba bang ka moya wa boena.[3]

Aadanaha dhammaantiis wuxuu dhashaa isagoo xor ah kana siman xagga sharafta iyo xuquuqada Waxaa Alle (Ilaah) siiyay aqoon iyo wacyi, waana in qof la arkaa qofka kale ula dhaqmaa si walaaltinimo ah.

  1. Webb, Vic. 2002. "Language in South Africa: the role of language in national transformation, reconstruction and development." Impact: Studies in language and society, 14:78
  2. Jouni Filip Maho, 2009. New Updated Guthrie List Online
  3. https://www.omniglot.com/writing/sesotho.htm