Jump to content

Af Sotoga Waqooyiga

Ka Wikipedia
Af Sotoga Waqooyiga
Northern Sotho, Pedi, Sepedi
Sesotho sa Leboa
Dhalad u ahKoonfur Afrika
GobolkaGauteng, Limpopo, Mpumalanga
QoomiyadaPedi
Lobedu
Pulana
Tlôkwa
U ah afka hooyo4.7 milyan  (2011)
L2: 9.1 milyan (2002)[1]
Qoyska luqada
Niger–Congo
  • Atlaantik–Kongo
    • Volta-Congo
      • Benue–Congo
        • Bantoid
          • Bantoid Koonfur
            • Bantu
              • Bantu Koonfur
                • Sotho–Tswana
                  • Af Sotoga Waqooyiga
Early forms:
Tswaniac
  • Hurutshe
    • Kgatla
      • Af Sotoga Waqooyiga
Standard formsPedi
Hab qoraalkaFar Laatiin (Xuruufta Af Sotoga Waqooyiga)
Braille Soto
Ditema tsa Dinoko
Xaalada Rasmiga
Ka ah Luqad rasmiKoonfur Afrika
Koodka luqada
ISO 639-2nso
ISO 639-3nso
Luqadda la adeegsado99-AUT-ed
Guthrie codeS.32,301–304[2]
Meelaha luqad hoyo u yahay Af Sotoga Waqooyiga ee Koonfur Afrika (meelaha cagaar mugdi ah way tiro badan yihiin iyo meelaha cagaar khafiif ah waa laga tiro badan yahay.)
  0–20%
  20–40%
  40–60%
  60–80%
  80–100%

Af Sotoga Waqooyiga waa luqad laga hadlo Koonfur Afrika.

Batho ka moka ba belegwe ba lokologile le gona ba na le seriti sa go lekana le ditokelo. Ba filwe monagano le letswalo mme ba swanete go swarana ka moya wa bana ba mpa.[3]

Aadanaha dhammaantiis wuxuu dhashaa isagoo xor ah kana siman xagga sharafta iyo xuquuqada Waxaa Alle (Ilaah) siiyay aqoon iyo wacyi, waana in qof la arkaa qofka kale ula dhaqmaa si walaaltinimo ah.

  1. Webb, Vic. 2002. "Language in South Africa: the role of language in national transformation, reconstruction and development." Impact: Studies in language and society, 14:78
  2. Jouni Filip Maho, 2009. New Updated Guthrie List Online
  3. https://www.omniglot.com/writing/nsotho.htm