Afareey
Appearance
| Maahmaah |
| Labaaleey |
| Sadaxleey |
| Afareey |
| Shanleey |
| Lixleey |
| Todobaaleey |
| Sideedleey |
Afareey waa qeyb ka mid ah Maahmaahda laakiin ka kooban afar qeybood.
- Afar layskuma daro: Waan guuri; Waan guursan; Geel baan qaadi; Geenyaan gadan.
- Afar waa afar: Noloshu waa Niyad; Naftu waa qaali; Nacaybkuna waa olol; Nabsigu waa qaraar
- afarlama eego cowro qaawan
Caad roobad calool buuran iyo col soosocda
Afar Afar baa leh 1-Deeq nin kii baxshaa leh 2-Dal nin kii yaqaan Ba leh 3-Diina Ninki bartaa leh 4-Duunyona Ninkii Dhaqdaa leh