Jump to content

Afro-Aasiyatik

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Afro-Asiyatik)

Afro-Aasiyatik waa qoys luqadda oo laga helo Waqooyiga Afrika, Geeska Afrika, iyo Bariga Dhexe. Waxaa ka mid ah Af-Soomaali iyo Af-Carabi.

Afafka Afro-Aasiyatik