U bood nuxurka

Ahmed Dhimbil

Ka Wikipedia
Ahmed Dhimbil
Meelaha ay ku badan yihiin
 Somaliland
 Kenya
 Ethiopia
Luqada

Somali

Diinta

Islam

Dadka ay dhalyo wadagaan

iyo kuwo kale

Beesha Ahmed Dhimbil (Af Soomaali: Axmed Dhimbil, Af Ingiriis: Axmed Dhimbil) waa beel ka mid ah beelaha Abokor Muuse , ku waasi oo dagan deegano badan oo katirsan Somaliland iyo Itoobiya. [1][2]Beesha Axmed Dhimbil Waxa laga helaa konfurta magaalada Hargiesa iyo magaalada Salahley.[3]

Beesha Axmed Dhimbil waa farac ka tirsan beel-weynta Abokor Muse. Axmed Dhimbil waxay door muhiim ah ku leeyihiin bulshada Soomaaliyeed, waxayna si taariikhi ah u degganaayeen meelo kala duwan oo ka tirsan Somaliland iyo Itoobiya . Sidoo kale, waxaa laga helaa koofurta Hargeysa, bariga Salaxley, iyo qaybo ka mid ah Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

  • Ahmed Dhimbil
    • Musa Ahmed
    • Osman Ahmed
    • Liban Ahmed
      • Abdi Liban
        • Ismail Abdi (Rer Ismail)
          • Aden Ismail
          • Iman Ismail
          • Bulale Ismail
          • Geedi Ismail
          • Idiris Ismail
          • Yusuf Ismail
          • Koshin Ismail
          • Barre Ismail
          • Hersi Ismail
          • Arrele Ismail
          • Liban Ismail
          • Shirwac Ismail
          • Mohamed Ismail
          • Yonis Ismail
          • Farah Ismail
          • Musa Ismail
          • Ahmed Ismail
          • Shirwa Ismail
          • Mohamoud Ismail
          • Sa'ad Ismail
          • Osman Ismail
            • Yusuf Osamn
            • Wa'eys Osman
            • Salah Osamn
            • Farah Osman
            • Hersi Osman
            • Mohamed Osaman
        • Mohammed Abdi
          • Sarar Mohamed (Rer Sarar)
            • Nour Sarar
            • Mohamed Sarar
            • Farah Sarar
            • Yusuf Sarar
            • Dualeh Sarar
            • Elmi Sarar
            • Mohamed Sarar
            • Dualeh Sarar
            • Ali Sarar
            • Osman Sarar
            • Warsame Sarar
            • Roble Sarar
            • Mohamed Sarar
            • Samter Sarar
            • Farah Sarar
          • Ahmed Mohamed
            • Koshin Ahmed
            • Samter Ahmed
            • Egal Ahmed
            • Geedi Ahmed
            • Abale Ahmed
            • Hurie Ahmed
            • Waraf Ahmed
            • Karie Ahmed
            • Shirwa Ahmed
            • Salah Ahmed
            • Ali Ahmed
            • Farah Ahmed
            • Wais Ahmed
            • Yusuf Ahmed
            • Jibril Ahmed
            • Aden Ahmed
            • Shirwa Ahmed
            • Mohamed Ahmed
  1. Lewis, I. M. (3 February 2017). I.M Lewis : peoples of the Horn of Africa.
  2. Diiriye, Anwar Maxamed (2006). Literature of Somali Onomastics & Proverbs with Comparison of Foreign Sayings.ISBN978-0-9726615
  3. A General survey of the Somaliland protectorate 1944-1950, p.122, table 18. Somaliland