U bood nuxurka

Shisheeye

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
(Waxaa laga soo toosiyay Ajnabi)

shisheeyaha ama Ajnabi (Af Ingiriis: Alien, Af Carabi: أجنبي) Waa qofka jooga Dal uusan u dhalan, sharci haku joogo ama yuusan ku joogin, dalalka ayaa shisheeyaha u ogolaada inay joogaan wadamadooda iyagoo maslaxo ku haysta, shisheeyaha ayaan xuquuq u lahayn waxyaabo badan sida ka qaybgalka doorashooyinka