Akhaya

Ka Wikipedia

Akhaya - Achaia. Gobolka Roomaanka ee koonfurta Giriiga oo caasimaddiisu tahay Korintos. Achaia waxaa ku jiray dhammaan Peloponnese iyo qaybta dhexe ee Giriigga.

„Laakiin kolkii Galliyo ahaa taliyaha Akhaya, Yuhuuddii oo isku qalbi ah baa ku kacday Bawlos, oo waxay hor keeneen kursigii xukumaadda iyagoo leh,”[1][2][3].

  1. Falimaha Rasuullada
  2. Achaia
  3. Warka Wanaagsan Wuu Faafay