Akram Bouras
Appearance
| Macluumaad Xirfadeed | |||
|---|---|---|---|
| Dhashay | 23 February 2002 | ||
| Ku dhashay | Aïn Azel, Aljeeriya | ||
| Joogga | 1.84m | ||
| Booska cayaarta | Khadka dhexe | ||
| Macluumaadka Naadiga | |||
| Kooxda Hadda | Levski Sofia | ||
| Nambarka | 47 | ||
| Ciyaartooyda yar-yar | |||
| ES Sétif | |||
| Cayaartooyda Waawynka* | |||
| Sanadaha | Team | Apps† | (Goolal)† |
| 2020–2024 | CR Belouizdad | 66 | (6) |
| 2024–2025 | MC Alger | 28 | (3) |
| 2025– | Levski Sofia | 12 | (1) |
| Xulka Qaranka‡ | |||
| 2020–2022 | Aljeeriya U20 | 2 | (0) |
| 2022– | Aljeeriya U23 | 2 | (0) |
† Appearances (Goals). | |||
Akram Bouras (Af Carabi: أكرم بوراس; dhashay 23 Febraayo 2002) waa ciyaaryahan kubbadda cagta xirfadle Aljeeriyaan ah oo u ciyaara sidii khadka dhexe kooxda Bulgarian First League ee Levski Sofia.[1]
Shaqada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Bishii Ogosto 2024, Bouras wuxuu qandaraas saddex sano ah la saxiixday MC Alger.[2]
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "Levski signs Akram Bouras" (in Bulgarian). levski.bg. 30 August 2025.
{{cite web}}: CS1 maint: unrecognized language (link) - ↑ "MC Alger: Akram Bouras signe pour trois ans" (in French). Le Score. 24 August 2024. Retrieved 14 September 2024.
{{cite web}}: CS1 maint: unrecognized language (link)
Xiriirinta dibadda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]