Al-Qaacida
Al-Qaacida waa urur ar kakaxiso ah oo caalamka dhan qaraxyo ka fuliso.Ururkaan ma aaminsano biniaadinimada, waa Urur u dagaalamo diinta ee aaminsanyihiin isla markaas dilaan qof kasto oo raacsaneen diintooda.Ururka Al-qaacida hogaankooda waxoo ahaa Usaama bin Laadin, waxaana ciidamada Mareykanka ee ku dileen dalka Bakistaan. Al-Qaacida waa urur qaraxyo badan ka fuliyay wadamo badan oo caalamka ah, sida Mareykanka, Turki,Kenya,Soomaaliya,Yemen,Tansaaniya iyo meelo badan]].Al-shabaab waxey la xiriirtaa Al-qaacida, Waa urur is qarxiyo oo aaminsan fikrada al.qaacida.
Taariikh[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
Alqaacida waa urur arkakaxiso ah oo wahaab ah.Waxeena aaminsanyihiin fikrada ee ka qabaan diintooda islaamka.Al-qaacida waxa la'aasasay sanadii 1988. waxa ay kubaaqdaa Jihaad caalamiya hada waxa ay aad u dagantahay Yaman waxa ay gaysatay weeraro aad u badan oo ay ugu wayntahay weerarkii 11- sibteenbar 2001 weerarkaasi waxa uu kadanbeeyay in dawlada maraykanku ay qaado dagaal ay kumagacawday ladagaalanka argagixisada. waxa laguyaqaanaa alqaacida in ay isticmaasho weerarada isbiimaynta ah iyo weerarada ama qaraxyada iskumarka kadhaca meelo kala duwan. alqaacida waxa ay markasta ku andacootaa in ay beegsanayso goobo ay joogaan xoogag ajanabi ah oo dhulka islaamka kusoo duulay.ururka alqaacida waxa ay rabaan in caalamka islaamka ay kasameeyaan dawlad islaamiya oo fakarkooda kusocota. amaba waxa looyaqaano (khilaafa al-isklaamiya)waxa ay uragtaa alqaacida in uu jiro iskaashi amaba gaashaan buur kiristan ah oo kusoo duushay ciida islaamka waxa kale oo alqaacida ay wax caadiya u argtaa oo ay xalaashatay cidii ku dhimata qaraxyada ay gaystaan xataa hadii goobtaa dad islaam ah oo aan waxba gaysani ay kujiraan.
Jihaadkoodii Afgaanistaan[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
markii hore aasaasida alqaacida waxa uu ahaa ladagaalanka shuuciyadii Midowga Sofiyet oo dagaal kusooqaaday wadanka Afganistan waxa ay taakulo dhanwalbaleh ka helijireen Maraykanka maraykanka oo markaas u arkayay in ay tahay wax aad u fiican in lahelo dhurdurugsiga dofiyetka wax ka hortaga. isla markaas ay alqaacida kadagaalamaysay wadanka afgaanistaan waxa sii siyaaday carabta kaqaybgalaysay dagaalkaas kuwaas oo labaxay magaca (Afgaan alcarab) amaba carabtii afganistaan.kadib markii uu dhamaaday dagaalkii afganistaan xaalkii wuu isbadalay midawgii sofiyet wuu burburay. saaxiibadii shalay waxa ay noqdeen cadawga maanta alqaacidana waxa ay noqotay urur caalmiya oo jihaad raadisa oo aan ku koobnayn afganistan kaliya waxaana ka midnoqday dhmaaan carabtii ka qayb gashay dagaal sofiyetka iyo afganistan.
| Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |