Android

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Android(Af-soomali : aandoroo'id))
Astaanta (Android OS).
Waa moobeelka (Touch Pro2 HTC Touch Pro2) smartphone (May 2009)
Waa mobeelka Galaxy Z, ugu cusub ay Samsung
Waa mobeelka Galaxy Z, ugu cusub ay Samsung

Android waa operating system laga sameeyey (Linux) kernel oo la shaqeeya smartphoneska iyo (computers tablet computers)ka. Android waxay keli ah la shaqeeya [smartphones]ka ay shirkadaha contract la saxeexay (Google) oo ka mid ah shirkadaha (Samsung), (Ericsson Sony Ericsson), (Motorola), (LG), iyo dhawr kale. Waxaa soo alifay (Handset Alliance Open Handset Alliance) shirkad la shaqeeso Google, iyo shirkado kale. Marka uu sanadku ahaa 2005, shirkadda Google waxay iibsatay shirkadda marka hore soo wadday samaynta Android OSka oo la yiraahda Android Inc., iibsashadaasi ay dunida aad uga fajcisay. Sannadka marka ay gaadhay 2007, waxaa la asaasay majmuuc ka kooban 86 shirkado hardwareka, softwareka iyo telecommunicationska, intaasi oo shirkado ay aad u jecel in la sameeya





Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

likii syadaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]