Jump to content

Aneexo

Ka Wikipedia

Aneexo waa mid ka mid ah miraha Soomaaliya laga cuno, waxay ka baxdaa gobollo badan oo Soomaaliya ka mid ah sida Mudug. Aneexadu geedka ay ka baxdo waxaa la yiraah geedka aneexada, wuxuuna ka mid yahay geedaha dhalatadaah (roobka ku baxa markay jiidaal noqotana qallala)markay ciiriinka tahay waa macaan dhanaan ku jiro markay bislaatana waa macaan miiran. Aneexada ceeriin iyo bisaylba waa lagu cunaa, waxaa kaloo laga samayn karaa sonkor.