Apple Inc
Jump to navigation
Jump to search
Coordinates: 37°19′55″N 122°01′52″W / 37.33182°N 122.03118°W
.
Apple INC waa shirkad mareykan ah oo samaysa kumbiyuutarada iyo talefoonada gacanta iyo qalabada MP3 Player ah oo muskigga laga dhageysto oo loo yaqaan Ipod. Waxaa Sameeyey Saddex nin oo maraykan ah, Kaas oo mid ka hadhay, halka labadii kale isku raaceen inay sameeyaan shirkadaas, halka ka hadheyna aaminsanaa in aanay waxba soo baxayn. Shirkadda waxaa aasaasay Steve Jobs, Steve Wozniak iyo Ronald Wayne bishii Abriil 1, 1976.