Jump to content

Aramka

Ka Wikipedia

dhegmada xaramka waa degmo kamid ah gobolka jubbada dhexe waxaa degmo loo magacaabay 2012 dowladii kumeel garka ahazd ee sheekh shariif axmed degmada waxay leedhay dhul beereed baxad wayn degmada dadka ku nool waa dad beelaraley ah waxay kaloo dhaqdaan sida mesinka lo.da degmada waxaa iska leh beelwaynta loobage Fiqi Cumar.