Are'obagos

Ka Wikipedia

Are'obagos, Areopagos - Buur dheer oo ku taal Athens (Ateenay), waqooyi-galbeed ee Acropolis, ee Giriiga. Waxa kale oo uu ahaa magaca golaha (maxkamadda) ee shirar ku qabtey halkaas. Waxaa Bawlos keenay Are'obagos by faylasuufyadii Istoo'ikiin iyo Ebikuriyiin si ay u sharxaan waxa uu rumaysan yahay.[1][2]

„Markaasay isagii qabteen, oo waxay u kaxeeyeen Are'obagos iyagoo ku leh, Ma ogaan karnaa waxay tahay waxbariddan cusub oo aad ku hadlaysid?”[3]

  1. Areopagus
  2. Warka Wanaagsan Wuu Faafay
  3. Falimaha Rasuullada