Austin

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Austin, Texas)
Kani waa maqaal ku saabsan magaalada Austin, Texas, Maraykanka. Haku khaldin Degmada Austin
Awstin, Tegsas
Caasimada Awstin
Dhismayaasha farasmagaalaha iyo Harta Lady Bird
Map of USA
Map of USA
Austin
Meesha kaga taalo Maraykanka
WadankaMaraykanka
GobolkaTexas
DegmooyinkaTravis, Williamson, Hays
La degay1835
La habeeyayDiisember 27, 1839
Dowlada
 • NuucaMaamul-gole
 • Duqa-magaaladaKirk Watson
 • Maamulka CaasimadaSpencer Cronk
Area
271.8 sq mi (704 km2)
 • Land264.9 sq mi (686 km2)
 • Water6.9 sq mi (18 km2)
 • Metro
4,285.70 sq mi (11,099.91 km2)
Joogga
489 ft (149 m)
Tirada dadka
(2014[1])
 • Caasimad912,791 (11aad)
 • Cufnaanta dadka3,358.32/sq mi (1,296.65/km2)
 • Metro
1,943,299 (35aad)
 • Bulshada
Austinite
Aag saacadeedUTC-6 (CST)
 • Xagaa (DST)UTC-5 (CDT)
ZIP code
78701–78705, 78708–78739, 78741–78742, 78744–78769
FurahaArea Kodh 512 iyo 737
FIPS code48-05000[2]
Astaanta GNIS1384879[3]
WebsiteOfficial website


Awstin, Tegsas, Austin (/tɨn/, /tɨn/ or /tɨn/) waa magaalo-madaxda iyo caasimada gobolka Texas, iyo fadhiga dowlada ee Degmada Travis . Magaalda Awstin waxay ku taalaa badhtamaha gobolka Tegsas waana mida 11aad ee ugu shacabka badan iyo tan 4aad ee ugu bulshada badan gobolka Tegsas iyo koonfurta Maraykanka. Magaalda Awstin waa mida sadexaad ee ugu koritaanka badan wadanka laga soo bilaabo sanadkii 2000 ilaa 2006.[4] Intaas waxaa u dheer, Austin waa caasimada labaad ee ugu balaadhan wadanka Mareykanka. Kaliya waxaa ka balaadhan caasimada Phoenix, Arizona[5] Tirokoob la sameeyay Luulyo 1, 2014 ayaa lagu ogaaday in caasimada Austin leedahay bulsho dhan 912,791. Caasimadani waa xarun ay ku xidhan yihiin bulsho balaadhan oo gaadhaysa 1,883,051 (tirokoob 2013) waa marka la xisaabiyo Austin iyo nawaaxigeeda ama deegaanada la isku yidhaahdo Austin metropolitan.



Muuqaalka Awstin[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dhismayaasha dhaadheer ee Austin, TX kuwaaso ka muuqda qora0x soo bax Zilker Park.
Dhismaha 360 Condominiums Tower

Magaalooyinka Maraykanka[wax ka badal | wax ka badal xogta]


Magaalooyinka Maraykanka Gobolada Isku Tegay ee Ameerika
Atlanta  · Austin  · Boston  · Baltimore  · Bloomington  · Kolumbus, Ohio  · Chicago  · Dallas  · Denver  · Detroit  · Houston  · Honolulu  · Kansas City  · Los Angeles  · Las Vegas  · Memphis  · Miami  · Minneapolis · New York  · Nashville  · Oakland  · Omaha  · Orlando  · Phoenix, Arizona  · Portland  · Philadelphia  · Rochester  · San Antonio  · Saint Paul  · San Diego  · Seattle  · San Fransisko  · Washington D.C


Gobolada Maraykanka Gobolada Isku Tegay ee Ameerika
Alabama  · Alaska  · Arizona  · Arkansas  · Delaware  · Florida  · Fermont  · Firjiniya  · Houston  · Gobolka Joorjiya  · Gasiirada Rhode  · Galbeedka Firjiniya  · Hawaii  · Idaho  · Illinois  · Indiana  · Iowa · Kansas  · Kentucky  · Kalifornia  · Kolorado  · Konektikat  · Koonfur Karolina  · Koonfur Dakota  · Louisiana  · Maine  · Maryland  · Massachusetts  · Mishiigan  · Minnesota  · Mississippi  · Missouri  · Montana  · Nebraska  · Nevada  · Hampshire Cusub  · Jersey Cusub  · Meksiko Cusub  · New York (gobol)  · Ohio  · Oklahoma  · Oregon  · Pennsylvania  · Tennessee  · Tegsas (Texas)  · Utah  · Wyoming  · Washington (gobol)  · Waqooyi Karolina  · Waqooyi Dakota

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2015-05-29. Soo qaatay 2015-09-07.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  2. . United States Census Bureau http://factfinder2.census.gov. Soo qaatay January 31, 2008.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. . United States Geological Survey. October 25, 2007 http://geonames.usgs.gov. Soo qaatay January 31, 2008.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. Christie, Les (June 28, 2007). Cable News Network http://money.cnn.com/2007/06/27/real_estate/fastest_growing_cities/. Soo qaatay July 24, 2008.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. . infoplease.com http://www.infoplease.com/ipa/A0763098.html. Soo qaatay January 27, 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)