Awdalada wadareed ee Saacadiin
Appearance
| Juquraafi | |
|---|---|
| Meesha | Somaliland |
| Xidhiidhiye | From 11°29.5′N 43°17′E / 11.4917°N 43.283°E to 11°21′N 43°28′E / 11.350°N 43.467°E |
| Deegaanka | Saylac agagaarkeed |
| Tirada gasiirado | 6 |
| Gasiiradaha ugu wayn | Saacadiin, Ceebaad, Aibat |
| Maamulka | |
| Bulshada | < |
Awdalada wadareed Saacadiin, Arkipilaagooda Sacad-Din (Carabi: سعد الدين إد جزر, Ingiriis: Sa'ad Din archipelago) sidoo kale loo yaqaan gasiiradaha Sacaada-Diin waa awdal ku dhex taala biyaha gacanka Cadmeed ee Bada Cas taasi oo 7 km u jirta magaalada taariikhiga ah ee Saylac. Gasiirada Saacadiin waa mid aad u balaadh oo lagu qiyaasey 12 km isku wareeg ah (12 km²).
Juquraafiga
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Nolosha Ka Jirta Gasiirada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Jaziiradaha hadda ma lahan dad si rasmi ah u dagan, lamana dagna, waloow ay weli marmar booqdaan dalxiisayaal, kalluumaysato deegaanka ah, iyo kuwa doonaya inay maamuusaan Sacad ad-Diin II.[1]