Awgaduud

Ka Wikipedia

Deegaanka Awgaduud waa deegaan istiraatiiji ah waxeyna ku taala duleedka deegaanka Muuri ee degmada Walaweyn. Deegaanka Awgaduud runtii waaxey u dhigmata degmo marka lo eego ahmiyada iyo sida ay dadka u xiiseeyaan. Malinta jimcaha oo ah malinta ay AwGaduud ganacsiga furanyahay. AwGaduud dadka deegaan waxaa ay isugu jiran ganacsto, xoolaleey iyo beeraley. Deegaanka AwGaduud waxa la aas-assay qiyaasti 1500 ka hor tariiqda milaadiyada ayado markaasi ahayd bushash ama arisho siddi qof waliba u uyaqaano inkasto sanadki 1995kii u dagal xoggan ku dhexmary cidamada salbalaar iyo kuwa deegaanka. Intas kadib deegaanka Aw-Gaduud waxa ay noqotay magaalo runtii aad modo degmo waxa imanaya malinta jimcaha ku dhowad 3kun oo qof o isugu jira dad reer miyi iyo maglo ayago ka kala imanaya magalooyinka fog fog.