BIU

Ka Wikipedia

Jaamacada caalamiga ah ee baydhabo (BIU) waxay idin haysaa waxbarasho tayo leh iyadoo casharada ay bixib doonaan macalimiin aqoon durugsan u leh maadooyinka ay dhigayan oo master iyo PHD haysta casharada jamacadana waxay yihiin kuwo leh theory iyo practical. Sidoo kale jamacada waxay aqoonsi ka haysataa wasaarada waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee dowlada federal ka soomaaliyo iyo wasarada hidaha iyo tacliinta sare ee maamulka koonfur galbeed ee soomaaliya waxayna xariir waxbarasho la leedahay wadamo ay ka mdi yihiin india china malesiya yaman iyo suudan. Iyo jaamacadaha wadanka gudihiisa ku yaala.

BIU waxay idin haysaa progarmyada soo socda:

  • 1. Faculty of Education
Department of the faculty:
A. Islamic studies
B. Social studies
C. Biology and Chemistry
D. Math and physics
  • 2. Faculty of Medicine and Health science
Department of the faculty:
A. public health
B. nursing
C. nutrition and Dietetics
D. General Medicine and surgery
E. Medical Laboratiry
  • 3. Faculty of Agriculture and Animal Science
Department of the faculty:
A.Agriculture
B.Vetinery Medicine
  • 4. Faculty of Technology and Computer Science
Department of the faculty:
A. Information Technology (IT)
B. Computer Science (CS)
  • 4. Faculty of Economics and managment Science
Department of the faculty:
a. Buseness administration
b. Economics
c. Accounting
d. Public Administration

Sidoo kale jamacada waxay idin haysaa Diplomas.

  • 1.English Language
  • 2.Math And Physics
  • 3.Networking
  • 4.Community Health
  • 5.Auxillary Nursing
  • 6.Project Management
  • 7.Certificate in animal health and production.

Jamacada waxay ku taala magalaada baydhabo ee gobolka baay xafada berdaale wadada isku xirta hotel caalami iyo boqolayda berdaale.