Jump to content

Baadari (chess)

Ka Wikipedia
baadari cad
baadari madow

Baadari (ciyaar) (Af Ingiriis : bishop);) waa galab ka mid ah ciyaarta chess (dheel). Wuxuu baadarigu ku dhawaaqa iyo wax ku qafaala xagal xaglagooye. Ciyaartooy walba wuxuu ciyaarta ku bilaabma laba baadari. Goobta bilaabanka waa C1 iyo f1 dhanka baadariga cadaan, iyo C8 iyo f8 dhanka baadariga madow.[1]

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. Barden, Leonard (1980), Play better chess with Leonard Barden, Octopus Books Limited, p. 10, ISBN 978-0-7134-8769-5